Aduunyadu waa firaash
Qalqigu wada fuushan yhy
Faruuryaha laga hadliyo
Isfahan baa reer xukuma

Sideedaba fiida ubax
Fagaaraho ka muuqasha iyo
Filsamidaa lagu gartaayee

Cidladu faa'iida maleh
Fursadi waa ha iska lumin
Ruuxii kugu filan ayaa
Fayoobida kaa helee
Fiirsaho waa waa lamahuran

Fogaadaye ruux wax
jecel Inleyn faataxa wadaad cudur kama feydo oo fakirku
waa daawo li'iyee

Farxadi waa tii horee
Faraatiga leysu xirayee
Ma fashil baa shekadeniye

Cidladu faa'iida maleh
Fursadi waa ha iska lumin
Ruuxii kugu filan ayaa
Fayoobida kaa helee
Firsasho waa waa lamahuran.

Lyrics by Abdi deeq

Exit mobile version