VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Cidlo kaban - Lyrics

Aduunyadu waa firaash Qalqigu wada fuushan yhy Faruuryaha laga hadliyo Isfahan baa reer xukuma Sideedaba fiida ubax Fagaaraho ka muuqasha iyo Filsamidaa lagu gartaayee Cidladu faa'iida maleh Fursadi waa ha iska lumin Ruuxii kugu filan ayaa Fayoobida kaa helee Fiirsaho waa waa lamahuran Fogaadaye ruux wax jecel Inleyn faataxa wadaad cudur kama feydo oo fakirku waa daawo li'iyee Farxadi waa tii horee Faraatiga leysu xirayee Ma fashil baa shekadeniye Cidladu faa'iida maleh Fursadi waa ha iska lumin Ruuxii kugu filan ayaa Fayoobida kaa helee Firsasho waa waa lamahuran. Lyrics by Abdi deeq
Queue is empty
-- / --