Inkaztoon dawaafoon
Dibadaha wareegaba
Markii aan ku doortan
Dugsi raaxadii galay
2x
Miyay dunida joogaan
Dumar adiga kula midii
Zow ruuxdan kuu diran
Dadka kaama soo xulan
2x
Naftaydaa dareen dhaba
Kugu daydayayso dartaa
Dheel manayseee hadad
Diidi layd shalay sow
Maan noqdeen doob
Aan haweenka door bidin
2x
Hadii aanan daraajayn
Qalbigayga daaweyn
Zow dahabka maankaay
Cidlo kuma dayoobeen
2x
Dubaaqii riyoon jiray
Adiga runta u diray
Oo nolol ku deeqee
Waxad doonto ogoli
2x
Naftaydaa dareen dhaba
Kugu daydayayso dartaa
Dheel manayseee hadad
Diidi layd shalay sow
Maan noqdeen doob
Aan haweenka door bidin
2x

Exit mobile version