VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sacdiya - Lyrics

Inkaztoon dawaafoon Dibadaha wareegaba Markii aan ku doortan Dugsi raaxadii galay 2x Miyay dunida joogaan Dumar adiga kula midii Zow ruuxdan kuu diran Dadka kaama soo xulan 2x Naftaydaa dareen dhaba Kugu daydayayso dartaa Dheel manayseee hadad Diidi layd shalay sow Maan noqdeen doob Aan haweenka door bidin 2x Hadii aanan daraajayn Qalbigayga daaweyn Zow dahabka maankaay Cidlo kuma dayoobeen 2x Dubaaqii riyoon jiray Adiga runta u diray Oo nolol ku deeqee Waxad doonto ogoli 2x Naftaydaa dareen dhaba Kugu daydayayso dartaa Dheel manayseee hadad Diidi layd shalay sow Maan noqdeen doob Aan haweenka door bidin 2x
Queue is empty
-- / --