mala i helayoo ma la i helaye
hurdaba kama ledo habeenkiiye
haween iyo caashaqbaa i helee
hawaawi miyaa ku heesaaye
guul u tahay arlada
eyarta eegan jiray
ma ii ahayd ilwad
quruxsan ban iloobi kari
ilayn waa adoo
uurkiyo wadnahaad ku abuurantahe
kuu haloolayoo
ubaxay adigu
waxay tahay iftiin
udgoonkii qalbiga
ku aroorayoo
aad ugu fagow
la aanta abaar
arligu waa madow

adiga aniga gacalooy
aan is waheshanoo waligeen

Exit mobile version