VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ubax - Lyrics

mala i helayoo ma la i helaye hurdaba kama ledo habeenkiiye haween iyo caashaqbaa i helee hawaawi miyaa ku heesaaye guul u tahay arlada eyarta eegan jiray ma ii ahayd ilwad quruxsan ban iloobi kari ilayn waa adoo uurkiyo wadnahaad ku abuurantahe kuu haloolayoo ubaxay adigu waxay tahay iftiin udgoonkii qalbiga ku aroorayoo aad ugu fagow la aanta abaar arligu waa madow adiga aniga gacalooy aan is waheshanoo waligeen
Queue is empty
-- / --