Inaan axdi dhiganayoo
Abuuro jacayl asala
Inkiri maysidee ogoow

Anoo awgaa il daran
Markay ku arkaan indhuhu
Inay daadshaan ilmada
Adaa dirayee ogoow

Alaan kugu dhaariyee
Alaan alaan kugu dhaariyee
Raxmaay aayaha ka tali
Ka tali ayaaha ka tali
Raxmaay aayaha ka tali

Inaan kuu irdhoobayaoo
Asqoobaya aawadaa
Adigu waad ogtahay
Adiguba waad ogatahayee

Anoo awgaa il daran
Markay ku arkaan indhuhu
Inay daadshaan ilmada
Adaa dirayee ogoow

Alaan kugu dhaariyee
Alaan alaan kugu dhaariyee
Raxmaay aayaha ka tali
Ka tali ayaaha ka tali
Raxmaay aayaha ka tali

Exit mobile version