VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Raxmooy - Lyrics

Inaan axdi dhiganayoo Abuuro jacayl asala Inkiri maysidee ogoow 2× Anoo awgaa il daran Markay ku arkaan indhuhu Inay daadshaan ilmada Adaa dirayee ogoow 2× Alaan kugu dhaariyee Alaan alaan kugu dhaariyee Raxmaay aayaha ka tali Ka tali ayaaha ka tali Raxmaay aayaha ka tali 2× Inaan kuu irdhoobayaoo Asqoobaya aawadaa Adigu waad ogtahay Adiguba waad ogatahayee 2× Anoo awgaa il daran Markay ku arkaan indhuhu Inay daadshaan ilmada Adaa dirayee ogoow 2× Alaan kugu dhaariyee Alaan alaan kugu dhaariyee Raxmaay aayaha ka tali Ka tali ayaaha ka tali Raxmaay aayaha ka tali 2×
Queue is empty
-- / --