dhooleey adiga awgaa dhibay hayaa
jaceylbaan la dhuubtoo
dhabarkiyo lafaatixan
beerkiyo halbowlaha
wadnuhuu dhexyaalaa
dhalan dhoolka maalmahan
dharaar iyo habeenba
dhawaqaaga oo qudha
dheef uhaystaaye
dhumucdiyo awoodii
dhererkiyo itaalkii
jaceylbaa dhantaaloo
hurdo kama dhagsiiyee
dhooley adiga awgaa
waan dhamaadey
kuna dhalan roganaayee
dhugashada kaliyaaa
dhadhansadey macaankoo
kaam adhowrsanaaye
dhalandhoolka maalmahan
haben iyo dharaarba
dhawaqaaga oo qudha
ayaan dheef uhaystaaye
dhumuciyo awoodii
dhererkiyo itaalkii
jaceyl baa idhantaaloo
hurdo kama dhagsiiye

Exit mobile version