VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhool - Lyrics

dhooleey adiga awgaa dhibay hayaa jaceylbaan la dhuubtoo dhabarkiyo lafaatixan beerkiyo halbowlaha wadnuhuu dhexyaalaa dhalan dhoolka maalmahan dharaar iyo habeenba dhawaqaaga oo qudha dheef uhaystaaye dhumucdiyo awoodii dhererkiyo itaalkii jaceylbaa dhantaaloo hurdo kama dhagsiiyee dhooley adiga awgaa waan dhamaadey kuna dhalan roganaayee dhugashada kaliyaaa dhadhansadey macaankoo kaam adhowrsanaaye dhalandhoolka maalmahan haben iyo dharaarba dhawaqaaga oo qudha ayaan dheef uhaystaaye dhumuciyo awoodii dhererkiyo itaalkii jaceyl baa idhantaaloo hurdo kama dhagsiiye
Queue is empty
-- / --