cindigayga lahashadu
caaday unoqotayee
caaday unoqotaye
cabashadu maxay qaban
carabkaygu magacaaga
kama caajiso kama
caan baxee xiisahaa
cudoon ee calaalakaa
cakuye ma daayeee
ma ceebaa jaceyl
ma wax laysku caayaa
sowkan calanka iilulayl
casar weerer igu dagay
ee casharka ii dhigay

calmashadan isidata iyo
dooqeygan curadkaa
waxaan calanka saarto
calaf waa halkiiseee
haygu celininoo
hayguna cidlaayn
ii ciil baxoo casrigan raba
cafwan garab isii
ma ceebaa jaceyl
ma wax laysku caayaa
sowkan calanka iilelay
casar weerer igu dagay
ee casharka ii dhigay
ma ceebaa jaceyl
ma wax laysku caayaa
sowkan calanka iilelay
casar weerer igu dagay
ee casharka ii dhigay

Exit mobile version