VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ma ceebaa jacayl - Lyrics

cindigayga lahashadu caaday unoqotayee caaday unoqotaye cabashadu maxay qaban carabkaygu magacaaga kama caajiso kama caan baxee xiisahaa cudoon ee calaalakaa cakuye ma daayeee ma ceebaa jaceyl ma wax laysku caayaa sowkan calanka iilulayl casar weerer igu dagay ee casharka ii dhigay calmashadan isidata iyo dooqeygan curadkaa waxaan calanka saarto calaf waa halkiiseee haygu celininoo hayguna cidlaayn ii ciil baxoo casrigan raba cafwan garab isii ma ceebaa jaceyl ma wax laysku caayaa sowkan calanka iilelay casar weerer igu dagay ee casharka ii dhigay ma ceebaa jaceyl ma wax laysku caayaa sowkan calanka iilelay casar weerer igu dagay ee casharka ii dhigay
Queue is empty
-- / --