1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane
Xukuumada caashaqayga
Xilkeeda adaa mutaystay
Xafiiskaagu waa qalbiga
Dhiigiyo xinjiraha jidhkaygu
Xagaaga aday ujeedaan
Xiskiyo maankayga oo idil
Aday ku xusaan macaane. baybi
Wxaa tahay xaajigaygoo
Nin xaas loo noqdo oo
Nin cil qoys uqalmoo
Xil iyo guur loo xushee
Xidigaha nagu hadhaysan
Midbaan kuu xulay macaanow
Si aan uxadrayno baybi
Dartaa uxadreeyo qalbi
Xifdiyo waxad tahay idhawree
Xumo badanoo ixanaaneeya
Xaqiiq qalbigayga hanatee
Xabiibi macaan qalbi
Xayaati adaa ideeqay