VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xafiiskaagu waa qalbiga - Lyrics

Xukuumada caashaqayga Xilkeeda adaa mutaystay Xafiiskaagu waa qalbiga Dhiigiyo xinjiraha jidhkaygu Xagaaga aday ujeedaan Xiskiyo maankayga oo idil Aday ku xusaan macaane. baybi Wxaa tahay xaajigaygoo Nin xaas loo noqdo oo Nin cil qoys uqalmoo Xil iyo guur loo xushee Xidigaha nagu hadhaysan Midbaan kuu xulay macaanow Si aan uxadrayno baybi Dartaa uxadreeyo qalbi Xifdiyo waxad tahay idhawree Xumo badanoo ixanaaneeya Xaqiiq qalbigayga hanatee Xabiibi macaan qalbi Xayaati adaa ideeqay
Queue is empty
-- / --