naftu saw kumay tabin
gurigiina maan tagin
ma dhex tagin kaligay
qotofta caashaqu
saw iguma sirtayn
saw ma damin tiriigi
taladeed la shidi jiray
tamarta ka heli jiray
jacaylkenu miyu tagay
inaad ii timadaad
dawadaydu ay tahoo
ku taama xanaaney
soo noqo tagteenii
isu tabina caashaqaa

Exit mobile version