VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Iisoo noqo - Lyrics

naftu saw kumay tabin gurigiina maan tagin ma dhex tagin kaligay qotofta caashaqu saw iguma sirtayn saw ma damin tiriigi taladeed la shidi jiray tamarta ka heli jiray jacaylkenu miyu tagay inaad ii timadaad dawadaydu ay tahoo ku taama xanaaney soo noqo tagteenii isu tabina caashaqaa
Queue is empty
-- / --