gar iyo inay gardaradu sinayn
jacaylkuna gobyahay ma ii garwaqsano
gam i waayayoo taan goobayaa
godka ii qodoo i guhaadisee

hobeey miyaan gooni socod
goorahaa noqdoo gudcur iyo
miyaan duur maran hurdaa

garab iyo inaan gaashaan ahoo
kaligeed u go ay may guuxinoo
gaabsan waaayayoo maankay gada
i gujaynayoo guul la doonayee

Exit mobile version