VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gooni socod - Lyrics

gar iyo inay gardaradu sinayn jacaylkuna gobyahay ma ii garwaqsano gam i waayayoo taan goobayaa godka ii qodoo i guhaadisee hobeey miyaan gooni socod goorahaa noqdoo gudcur iyo miyaan duur maran hurdaa garab iyo inaan gaashaan ahoo kaligeed u go ay may guuxinoo gaabsan waaayayoo maankay gada i gujaynayoo guul la doonayee
Queue is empty
-- / --