Inanyahow rucliyo orad kugu raadshay aniguyee rugta aad kunooshahay mudda badan ku riiqmoo feerna aan ka jabay 2xx

Waan ku daalay raadistaadii
Waan ku daalay raadistaadii
Qalbigiii ku raacaa raysan waayay awgaa igaddaa rogrogashada 2xx

Ra'yi yarada dumarkaa
Igu wacan rafaadkoo inankaan rabaan anigu hadalkii ka reebtoo kana raysan waayee

Waan ku daalay raadistaadii 2x

Qalbigii ku raacaa raysan waayay awgaa igaddaa rogrogashadaa2xx

Exit mobile version