VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qalbigii ku raacaa cover - Lyrics

Inanyahow rucliyo orad kugu raadshay aniguyee rugta aad kunooshahay mudda badan ku riiqmoo feerna aan ka jabay 2xx Waan ku daalay raadistaadii Waan ku daalay raadistaadii Qalbigiii ku raacaa raysan waayay awgaa igaddaa rogrogashada 2xx Ra'yi yarada dumarkaa Igu wacan rafaadkoo inankaan rabaan anigu hadalkii ka reebtoo kana raysan waayee Waan ku daalay raadistaadii 2x Qalbigii ku raacaa raysan waayay awgaa igaddaa rogrogashadaa2xx
Queue is empty
-- / --