milgo iyo qurux
muuqa iyo joog
maskab iyo sharaf
maanka daartaay

nasab mudanoo
maanka deeqdaay
darmaan mudugoo
loo mashxaraday

dheeman magacliyo
muuna bilaneey
miirta guriceel
maaxdaadu gaalkacyo
mudan dhamaan gal mudugeey

aroos madal sare
looma daahilaay
meeqaam iyo guur
maanta hanatee
door mataana
mawle kugu soor

dhulka mudanee
maantaba bilan
meesha ay tahay
manyada hobyoodee
dhuusa mareeb
maha moona lagu dhalay
baa lameershoo loo malxiisyahayee

Exit mobile version