VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dheeman luula - Lyrics

milgo iyo qurux muuqa iyo joog maskab iyo sharaf maanka daartaay nasab mudanoo maanka deeqdaay darmaan mudugoo loo mashxaraday dheeman magacliyo muuna bilaneey miirta guriceel maaxdaadu gaalkacyo mudan dhamaan gal mudugeey aroos madal sare looma daahilaay meeqaam iyo guur maanta hanatee door mataana mawle kugu soor dhulka mudanee maantaba bilan meesha ay tahay manyada hobyoodee dhuusa mareeb maha moona lagu dhalay baa lameershoo loo malxiisyahayee
Queue is empty
-- / --