garan maayo meeluu iga soo nafsigu
iga soo galee gabadh iyo cadaawaa
malaha guriga ii yaale anigaa isku gastay
waa laguu gafoo lagaa gardarnaadayee
gacalkaa lahayd baa yaxaas afka kaaga gashee
igilgishee waxna kuuma goyn karayee
galbataye allow gabanyahay kuu gargaar
garab kaaga ilaah ha galee ma garbaa umadyahay
garaadka qabtaa ruxii gabanee garaad keedu
dhamayn falaara lagu gilgilayiyo inlagu ganbiyaa godka aakhiro
ma ay garan waaayin taladaa ka gudubtayee
good iyo abees baa maandha geed laguugu xidhi
gubataye waxba ha iguhaadininee
nabsigaad gashaa waa danbuu kugu gadoodtaaye
intaa waa ku daba gaanbiyaa gaadhna kaa yahya
ganbashuu dabeed kugu dilaa kuguna gaadaaye
waxaad gaysatuu kaa guraa good iyo ayaane
nabsigu waa gudaa ma gaabiyee
markaa uu guhaaday dhaxalkiisa gadhiye
maan ga'oo hurda weyga guurtaye

Exit mobile version