VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Yaxaas - Lyrics

garan maayo meeluu iga soo nafsigu iga soo galee gabadh iyo cadaawaa malaha guriga ii yaale anigaa isku gastay waa laguu gafoo lagaa gardarnaadayee gacalkaa lahayd baa yaxaas afka kaaga gashee igilgishee waxna kuuma goyn karayee galbataye allow gabanyahay kuu gargaar garab kaaga ilaah ha galee ma garbaa umadyahay garaadka qabtaa ruxii gabanee garaad keedu dhamayn falaara lagu gilgilayiyo inlagu ganbiyaa godka aakhiro ma ay garan waaayin taladaa ka gudubtayee good iyo abees baa maandha geed laguugu xidhi gubataye waxba ha iguhaadininee nabsigaad gashaa waa danbuu kugu gadoodtaaye intaa waa ku daba gaanbiyaa gaadhna kaa yahya ganbashuu dabeed kugu dilaa kuguna gaadaaye waxaad gaysatuu kaa guraa good iyo ayaane nabsigu waa gudaa ma gaabiyee markaa uu guhaaday dhaxalkiisa gadhiye maan ga'oo hurda weyga guurtaye
Queue is empty
-- / --