daruur hoortay sideedii
dadka lama sinide
daruur hoortay sideedii
dayax gacmeedeey
soo dag aanku daawadee
waad ideeqdaye soo dagoo
oo ii daahahee
waxaad damacdi baan
ileen laha danbeynine
ha u daymo laan
darxumaa ihaysee
doog caashaqbaa
wadnaha idamqaysee
taan door bidaay
adna ha iidarnaane

Exit mobile version