VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dayax Gacmeed - Lyrics

daruur hoortay sideedii dadka lama sinide daruur hoortay sideedii dayax gacmeedeey soo dag aanku daawadee waad ideeqdaye soo dagoo oo ii daahahee waxaad damacdi baan ileen laha danbeynine ha u daymo laan darxumaa ihaysee doog caashaqbaa wadnaha idamqaysee taan door bidaay adna ha iidarnaane
Queue is empty
-- / --