Tawfiiq cashuurtiyo
Qur,aanka u tahliiloo
Tawfiiq cashuurtiyo
Qur,aanka u tahliiloo
Darajeeya khayrkoo
Ciida u dabaal daga

Dadku soomanaayee
Wakhtigu amaanoow
Dadku soomanaayee
Wakhtigu amaanoow
Bisha oonka daysee
Dambarkeeda muudsada
Bisha oonka daysee
Dambarkeeda muudsada

Tawfiiq cashuurtiyo
Qur,aanka u tahliiloo
Tawfiiq cashuurtiyo
Qur,aanka u tahliiloo
Darajeeya khayrkoo
Ciida u dabaal daga

Dookhuu sambaadee
Deel qaaf sameeyaa
Dookhuu sambaadee
Deel qaaf sameeyaa
Xaqa dib ugu laabnee
Daainbaa ugu saamaxee
Xaqa dib ugu laabnee
Daainbaa ugu saamaxee

Tawfiiq cashuurtiyo
Qur,aanka u tahliiloo
Tawfiiq cashuurtiyo
Qur,aanka u tahliiloo
Darajeeya khayrkoo
Ciida u dabaal daga

Ninka duunyo haystee
Ka dayacan wax siiyee
Ninka duunyo haystee
Ka dayacan wax siiyee
Durdurkii fardawsaad
Buu dabaalan doonaa
Durdurkii fardawsaad
Buu dabaalan doonaa

Tawfiiq cashuurtiyo
Qur,aanka u tahliiloo
Tawfiiq cashuurtiyo
Qur,aanka u tahliiloo
Darajeeya khayrkoo
Ciida u dabaal daga

Dadku soomanaayee
Wakhtigu amaanoow
Dadku soomanaayee
Wakhtigu amaanoow
Bisha oonka daysee
Dambarkeeda muudsada
Bisha oonka daysee
Dambarkeeda muudsada

Tawfiiq cashuurtiyo
Qur,aanka u tahliiloo
Tawfiiq cashuurtiyo
Qur,aanka u tahliiloo
Darajeeya khayrkoo
Ciida u dabaal daga

Exit mobile version