VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ciida udabaaldagee - Lyrics

Tawfiiq cashuurtiyo Qur,aanka u tahliiloo Tawfiiq cashuurtiyo Qur,aanka u tahliiloo Darajeeya khayrkoo Ciida u dabaal daga 2× Dadku soomanaayee Wakhtigu amaanoow Dadku soomanaayee Wakhtigu amaanoow Bisha oonka daysee Dambarkeeda muudsada Bisha oonka daysee Dambarkeeda muudsada Tawfiiq cashuurtiyo Qur,aanka u tahliiloo Tawfiiq cashuurtiyo Qur,aanka u tahliiloo Darajeeya khayrkoo Ciida u dabaal daga 2× Dookhuu sambaadee Deel qaaf sameeyaa Dookhuu sambaadee Deel qaaf sameeyaa Xaqa dib ugu laabnee Daainbaa ugu saamaxee Xaqa dib ugu laabnee Daainbaa ugu saamaxee Tawfiiq cashuurtiyo Qur,aanka u tahliiloo Tawfiiq cashuurtiyo Qur,aanka u tahliiloo Darajeeya khayrkoo Ciida u dabaal daga 2× Ninka duunyo haystee Ka dayacan wax siiyee Ninka duunyo haystee Ka dayacan wax siiyee Durdurkii fardawsaad Buu dabaalan doonaa Durdurkii fardawsaad Buu dabaalan doonaa Tawfiiq cashuurtiyo Qur,aanka u tahliiloo Tawfiiq cashuurtiyo Qur,aanka u tahliiloo Darajeeya khayrkoo Ciida u dabaal daga 2× Dadku soomanaayee Wakhtigu amaanoow Dadku soomanaayee Wakhtigu amaanoow Bisha oonka daysee Dambarkeeda muudsada Bisha oonka daysee Dambarkeeda muudsada Tawfiiq cashuurtiyo Qur,aanka u tahliiloo Tawfiiq cashuurtiyo Qur,aanka u tahliiloo Darajeeya khayrkoo Ciida u dabaal daga 2×
Queue is empty
-- / --