intuu beer jacayloo
galkacayl kubaahiyo
hadalda baroortii
boogaha damqinayaa
intuu baabay maqaley

baxnaanadu siday tahay
miyaad wali bastaa tahay
allahayow u samo bixiye

cabdo barisamdkii
marka sheeko baraley
kaftan la isla beegsado
ma baraarugtaayo
boholyoow ma ooydaa

wadnahaagu biimiyo
qof badweyn dusheediyo
ka taalabay buuraha
ma u baaqayaayo
wali ma u baroorta
idraadkii garataayo halkii
bahal ku cuni lahaa
tilmaantii ku bixi timo
ayuu baafiyaayo
beelaha ku gooba

Exit mobile version