VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Baxnaano - Lyrics

intuu beer jacayloo galkacayl kubaahiyo hadalda baroortii boogaha damqinayaa intuu baabay maqaley baxnaanadu siday tahay miyaad wali bastaa tahay allahayow u samo bixiye cabdo barisamdkii marka sheeko baraley kaftan la isla beegsado ma baraarugtaayo boholyoow ma ooydaa wadnahaagu biimiyo qof badweyn dusheediyo ka taalabay buuraha ma u baaqayaayo wali ma u baroorta idraadkii garataayo halkii bahal ku cuni lahaa tilmaantii ku bixi timo ayuu baafiyaayo beelaha ku gooba
Queue is empty
-- / --