deeqa quruxsaneey
soo diyaar garow
aan ku daawadee
deeqa luula dabcigedu
wuu i deeqay
deeqa luula jacayl dookha
wuu i daaray
deeqa luula aroos diiran
dagdagsiine
deeqa luula daaqadeda
waa u diyaare
deeqa luula ubad daacada
daadeheeya
deeqa quruxsaney dawadaydiyey
inan dadab galnaa ma u tahay
diyaar
daacad wiilkii ahow waan u ahay
diyaar

Exit mobile version