VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhaanto deeqa luula - Lyrics

deeqa quruxsaneey soo diyaar garow aan ku daawadee deeqa luula dabcigedu wuu i deeqay deeqa luula jacayl dookha wuu i daaray deeqa luula aroos diiran dagdagsiine deeqa luula daaqadeda waa u diyaare deeqa luula ubad daacada daadeheeya deeqa quruxsaney dawadaydiyey inan dadab galnaa ma u tahay diyaar daacad wiilkii ahow waan u ahay diyaar
Queue is empty
-- / --