kal gacayl xad dhaafiyo xiisa aan
dhamaad layn xiska tii ku hanate
laga hufay xumaantaay

xurma badan ayaad taay markaan
dayo xagaage xasishaa naftaydo
war war laga xoreeyaa

caawana khadraay xayaatii xuska
caashaqeeniyo waa habeen xusuuslo
ku midawnaay xubigee xafadeena
mudaneey xajinoo xabiibi macaney
xigtadeena ku casuum

xili aad u wacaniyo xusuusaha
layaabka xaqiiq taan la qaatee
igu xidhay nasiibkaay

xaqbad iigu leedahay inaan xiyo
dhankaagoo xanaf kaa ilaashoo
xaakim mahad u celiyaa

Exit mobile version