VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Khadra - Lyrics

kal gacayl xad dhaafiyo xiisa aan dhamaad layn xiska tii ku hanate laga hufay xumaantaay xurma badan ayaad taay markaan dayo xagaage xasishaa naftaydo war war laga xoreeyaa caawana khadraay xayaatii xuska caashaqeeniyo waa habeen xusuuslo ku midawnaay xubigee xafadeena mudaneey xajinoo xabiibi macaney xigtadeena ku casuum xili aad u wacaniyo xusuusaha layaabka xaqiiq taan la qaatee igu xidhay nasiibkaay xaqbad iigu leedahay inaan xiyo dhankaagoo xanaf kaa ilaashoo xaakim mahad u celiyaa
Queue is empty
-- / --