haween haween isku haybad maaha
markuu hufay maanku haadshay
hanaanka adaa dhamaysa
hubqaadkuna wuu i jiitee

naftaydan kugu haleeyay
waliba kuu hibeeyay
hankayguna kugu lamaan
hirdoogle jacaylka daaji

hilaac badaneey xabiibi
gob aan helayow xayaati
ALLOW

Exit mobile version