VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hirdoogle - Lyrics

haween haween isku haybad maaha markuu hufay maanku haadshay hanaanka adaa dhamaysa hubqaadkuna wuu i jiitee naftaydan kugu haleeyay waliba kuu hibeeyay hankayguna kugu lamaan hirdoogle jacaylka daaji hilaac badaneey xabiibi gob aan helayow xayaati ALLOW
Queue is empty
-- / --