Dhulku kala balaadhane barwaqada
Fulaantale bada iyo bariba siman
Badroolkuna uu dheeryohoo
Sow kumaan bar baarinoo
Rabi iguma beerinoo

Bur burkii markuu dhacay boqorkay
Badbaadshoo bilawgii ogostana
Sow budlaan ma ay bilan
Maamul buuxa maN helin
Badhaadhaha udlaan yaal
Sow la ima barinoo
Baalkastaba aduunyada
Budlan horumarkeedii
Buugaagta may galin

Bal aan idiin dardaarmee
Bulshayahay tigtonow
Ku baraarug samohoo
Bala wadaha kula nool
Bilaawaha u soofayso
Boqontana kukala goo
Booliskana ogaysii
Iyo baraha taliskiyo
Birmadiyo asluubtee
Nabadaa barwaaqee

Exit mobile version