VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Barwaaqada Puntland - Lyrics

Dhulku kala balaadhane barwaqada Fulaantale bada iyo bariba siman Badroolkuna uu dheeryohoo Sow kumaan bar baarinoo Rabi iguma beerinoo Bur burkii markuu dhacay boqorkay Badbaadshoo bilawgii ogostana Sow budlaan ma ay bilan Maamul buuxa maN helin Badhaadhaha udlaan yaal Sow la ima barinoo Baalkastaba aduunyada Budlan horumarkeedii Buugaagta may galin Bal aan idiin dardaarmee Bulshayahay tigtonow Ku baraarug samohoo Bala wadaha kula nool Bilaawaha u soofayso Boqontana kukala goo Booliskana ogaysii Iyo baraha taliskiyo Birmadiyo asluubtee Nabadaa barwaaqee
Queue is empty
-- / --