haween taan ka doortee
naftu doorbidaysaay
adigaa dareenkiyo
maankaba daweeyay
ragba kii i deeqee
maankaygu raacow
adigaa dareeniyo
dugsi ii ahaadee
adigaa adigaa dareeniyo
dugsi ii ahaadee
anoo daal daal daal u liita
waxaad tahay daruurtii
dushaydan ka hoortee
durba aan ku oon baxaay
anoo daal jacayl qaba
waxaad tahay digtoorkii
DAA'IMKAY i siiyoo
dar ALLEE dar ALLEE
dar ALLEE ku diirsaday
dar ALLEE dar ALLEE
dar ALLEE ku diirsaday
sidaan ugu diirsaday
midaan ugu dagayoo
daymadeeda oo qudha
ku ildoogsanaayaay
bal miyaan da'daadiyo
dunidaba ka helayaa
dunidaba ka helayaa
sidaan ugu diirsaday
midaan ugu dagayoo
daymadiisa oo qudha
ku ildoogsanaayoow
bal miyaan da'daadiyo
dunidaba ka helayaa
dunidaba ka helayaa