VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ragba kii ideeqee - Lyrics

haween taan ka doortee naftu doorbidaysaay adigaa dareenkiyo maankaba daweeyay ragba kii i deeqee maankaygu raacow adigaa dareeniyo dugsi ii ahaadee adigaa adigaa dareeniyo dugsi ii ahaadee anoo daal daal daal u liita waxaad tahay daruurtii dushaydan ka hoortee durba aan ku oon baxaay anoo daal jacayl qaba waxaad tahay digtoorkii DAA'IMKAY i siiyoo dar ALLEE dar ALLEE dar ALLEE ku diirsaday dar ALLEE dar ALLEE dar ALLEE ku diirsaday sidaan ugu diirsaday midaan ugu dagayoo daymadeeda oo qudha ku ildoogsanaayaay bal miyaan da'daadiyo dunidaba ka helayaa dunidaba ka helayaa sidaan ugu diirsaday midaan ugu dagayoo daymadiisa oo qudha ku ildoogsanaayoow bal miyaan da'daadiyo dunidaba ka helayaa dunidaba ka helayaa
Queue is empty
-- / --