bal dhecaami caashaqa
carabkiyo dibnaha saar
miyadana u sii daa
qalbigana ka daalaco
dooqaygana ka helay
iyo kagan iga daran
waa isla donasho ilah
doonidii jacalka aan racne
haynala dawaafte kuso bod
dushadaynu iska daawan dona
ila dooji cashaqa sida duunyada kale
deeganta mesha leh isba waa kudararaa
inako daryeelnayo darajaynay oo wacan
aynu wada dalxiisnee bal daliili caashaqa
sida sheekh cilmigu dagay dadka ugu xadiiso
dusha ka akhri xiisaha ana aan ku diirsado
adna soo damashad dagan aan cayaarnee
aan soo dabaaleadna so dug balaha
aan is daadahaynee

Exit mobile version