VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Doonidii Jacaylka - Lyrics

bal dhecaami caashaqa carabkiyo dibnaha saar miyadana u sii daa qalbigana ka daalaco dooqaygana ka helay iyo kagan iga daran waa isla donasho ilah doonidii jacalka aan racne haynala dawaafte kuso bod dushadaynu iska daawan dona ila dooji cashaqa sida duunyada kale deeganta mesha leh isba waa kudararaa inako daryeelnayo darajaynay oo wacan aynu wada dalxiisnee bal daliili caashaqa sida sheekh cilmigu dagay dadka ugu xadiiso dusha ka akhri xiisaha ana aan ku diirsado adna soo damashad dagan aan cayaarnee aan soo dabaaleadna so dug balaha aan is daadahaynee
Queue is empty
-- / --