hadaan gorgor duulayiyo
aan diyaarad noqon lahaa kiineey
hawadiyo daruurahaan
soo dawaafi laa
hakaad dunida joogtaan
hinda kuugu iman laa
dunidu way kala fogtee
anoo daalada aduunka
runtii meel durugsan jooga
daqiiqadii timaada maxamed
qalbigaan kaa daawadaayoo
adaan kugu ducaystaa

Exit mobile version