VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gorgor duula - Lyrics

hadaan gorgor duulayiyo aan diyaarad noqon lahaa kiineey hawadiyo daruurahaan soo dawaafi laa hakaad dunida joogtaan hinda kuugu iman laa dunidu way kala fogtee anoo daalada aduunka runtii meel durugsan jooga daqiiqadii timaada maxamed qalbigaan kaa daawadaayoo adaan kugu ducaystaa
Queue is empty
-- / --