sunta caashaqu sanado waxay so socdashaba
asalkuba jacaylkuna saaka marti sor iguma iman

waxan asal dunida lagu arag gabadh suurad
wacan loo nadar saaka ima toosin

nadareey waxan kula simo duni lama samayn
ifka looma saarinee quruxdii suleekhaa
laguu siiyay qaybo hablahaad u sidataa

socod saafiyeey sanado waxaan kuu dhibtodaba
asalkiisa caashaquu saaka kalinsoor kuman arag
nadarey sara joogiyo socodkiyo lafyaha saatir
kugu manaystayee
dhaqankii sufaana kuu sifoobay adigoo
cidi kulama sidatee

Exit mobile version