VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nadar - Lyrics

sunta caashaqu sanado waxay so socdashaba asalkuba jacaylkuna saaka marti sor iguma iman waxan asal dunida lagu arag gabadh suurad wacan loo nadar saaka ima toosin nadareey waxan kula simo duni lama samayn ifka looma saarinee quruxdii suleekhaa laguu siiyay qaybo hablahaad u sidataa socod saafiyeey sanado waxaan kuu dhibtodaba asalkiisa caashaquu saaka kalinsoor kuman arag nadarey sara joogiyo socodkiyo lafyaha saatir kugu manaystayee dhaqankii sufaana kuu sifoobay adigoo cidi kulama sidatee
Queue is empty
-- / --