markii aan ladnaan jiray
een libinta haystaay
waad igu lamaanayd

ladanoow awrka laaca badiyahow
laba laabko geedaha
macbud luqunta sudhanya
waxa ku lumiyay lacag
iyo laaba la socodkee

lingad iyo iblaysba
kuu lullaya maradee
ha soo laaban waliga

adigaa is loogo
laan dayrta siriqda leh
lugtaadii ku doonte

Exit mobile version