VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waxa kulimyay lacag - Lyrics

markii aan ladnaan jiray een libinta haystaay waad igu lamaanayd ladanoow awrka laaca badiyahow laba laabko geedaha macbud luqunta sudhanya waxa ku lumiyay lacag iyo laaba la socodkee lingad iyo iblaysba kuu lullaya maradee ha soo laaban waliga adigaa is loogo laan dayrta siriqda leh lugtaadii ku doonte
Queue is empty
-- / --