wakhtiga aynu kulaniyo
waraysi is barashadeeniyo
naftu waydii su aaliyo
war celinbaan ku sabi jiraay

adna iima waciniyo
walaalow galgacal iyo
warsan ba imaad odhan
qofayoo hadalkii
waanigan cadeeye
mar uun loobiyo
ila wad caashaqa

wigladaa cayaartiyo
wiilashada la roogroogo
labadeena wehelka
wisisiga ayaa dhalay

Exit mobile version