VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Barashadeeni - Lyrics

wakhtiga aynu kulaniyo waraysi is barashadeeniyo naftu waydii su aaliyo war celinbaan ku sabi jiraay adna iima waciniyo walaalow galgacal iyo warsan ba imaad odhan qofayoo hadalkii waanigan cadeeye mar uun loobiyo ila wad caashaqa wigladaa cayaartiyo wiilashada la roogroogo labadeena wehelka wisisiga ayaa dhalay
Queue is empty
-- / --